Focus Institute hosted an insightful panel discussion focusing on the impacts of El Niño on fishermen and coastal communities.
The event brought together key stakeholders and distinguished guests, including:Representatives from the Ministry of Fisheries, Benadir Regional Administration, Fishing Cooperatives & Fishery Entrepreneurs, Academia, specializing in Marine & Environmental Sciences
This discussion served as an important platform to address climate challenges, explore sustainable solutions, and support our coastal livelihoods.
—
Focus Institute waxay qabatay dood-wadaag aad u muhiim ah oo diiradda lagu saaray saamaynta ay dhacdada El Niño kuleedahay kaluumaysatada iyo dadka ku nool deegaannada xeebaha.
Barnaamijkan oo ahaa mid heer sare ah waxaa kasoo qaybgalay qaybaha kala duwan ee bulshada iyo mas’uuliyiin muhiim ah, sida:Wasaaradda Kaluumaysiga, Maamulka Gobolka Banaadir, Iskaashatada Kaluumaysiga & Ganacsatada Kaluumaysiga, Bahda Waxbarashada, gaar ahaan ardayda iyo khabiirada Culuumta Badda iyo Deegaanka
Kulamada noocan oo kale ah waxay fure u yihiin fahamka roobabka iyo isbeddelka ciddada, ilaalinta khayraadka badda, iyo taageerida nolol-maalmeedka kalluumaysatadeenna.
#FocusInstitute#ElNino#Fisheries#Somalia#MarineSciences#Mogadishu#Benadir#EnvironmentalAwareness#CoastalCommunities






