Read Our Articles

MAGACAABID LABAYSAN

Magacaabid labaysan ( Binomial nomenclature ) waa hab/tab baayolojiyeed oo loo magacaabo noolaha, kaas oo magaca lasiinayo noolaha uu ka kooban yahay laba tibix/erey oo midka koobaadi uu tilmaamayo hiddaha (jinaska) kan labaadna uu tilmaamayo siniga noolaha...

Dhaqdhaqaaqa dhulka

Saynisku waxa uu muujiyey in kawnkanu uu ku jiro socod joogto ah. Dhulka oo meere ahaan uga tirsan kawnkan, waxa uu sameeyaa laba nooc oo dhaqdhaqaaq ah oo lagu magacaabo wareegga iyo meeraysiga.  Waxyaalaha dhaliya maalinta iyo habeenka  ilaa bilawgi dunidan, qorraxdu waxa ay u muuqatay...

Sidee Dayax madoobaadka iyo qorrax madoobaadku udhacaan ?

Sidee dayax madoobaddka udhacaa ?  Mararka qaarkood ayuu dhulku soo kala dhex galaa qorraxda iyo dayaxa marka uu ku meeraysanaayo qorraxda. Dhulka ayaa hareeya(hooseeya) dayaxa. Dhacdada noocan ah ayaa la yiraahdaa dayax madoobaad. Dayax madoobaadku wuxuu ku dhammaan karaa in ka badan hal saacad...