General Science

madobad4 01

Sidee Dayax madoobaadka iyo qorrax madoobaadku udhacaan ?

Sidee dayax madoobaddka udhacaa ?  Mararka qaarkood ayuu dhulku soo kala dhex galaa qorraxda iyo dayaxa marka uu ku meeraysanaayo qorraxda. Dhulka ayaa hareeya(hooseeya) dayaxa. Dhacdada noocan ah ayaa la yiraahdaa dayax madoobaad. Dayax madoobaadku wuxuu ku dhammaan karaa in ka badan hal saacad. Dayaxu aad uma muuqdo inta uu ku jiro madoobaadka.  Sidee Qorrax

Sidee Dayax madoobaadka iyo qorrax madoobaadku udhacaan ? Read More »