MAGACAABID LABAYSAN

Magacaabid labaysan ( Binomial nomenclature ) waa hab/tab baayolojiyeed oo loo magacaabo noolaha, kaas oo magaca lasiinayo noolaha uu ka kooban yahay laba tibix/erey oo midka koobaadi uu tilmaamayo hiddaha (jinaska) kan labaadna uu tilmaamayo siniga noolaha.

306516315 518547950001529 5147053866056728894 n

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *